
(May 16, 2014)
Muqdisho:-Jaamacadda Imam waxaa ay qabatay Kulan Furan oo ay u qabatay Ardayda waxaan ka kulanka ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Jaamacadda, Dr.Xassan Albasri Sh. C.qaadir iyo qeybaha kala duwan ee Maa

(May 16, 2014)
Nairobi:-Waxaa maanta labo qarax oo is xiga ay ka dhaceen magaalada Nairobi gaar ahaan Suuqa Gikomba ee ku yaal magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya , qarax koowaad ayaa la sheegayaa in ay ku dh

(May 15, 2014)
Gedo:-Wasiirka Gaashaandhiga ee DFS Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garbaharey ee xarunta Gobolka Gedo waxaana wasiirka socdaalkiisa ku weheliya sar

(May 15, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo golahiisa xukuumada ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Garowe kaga qayb galay Xaflad balaaran oo lagu maamusayo

(May 15, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwadeed ku joogaa DDS ayaa shalay duhurkii si nabad ah ku gaaray magaalada Diridhaba waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo waxgaradka w

(May 15, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh.Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo wareegtay aasaaskii ururkii dhalinya

(May 14, 2014)
Suuriya:-Sheekh Abu Maariya Al-Qaxdhaani oo ah Masuulka guud ee Lajnada Sharciga ee Jabhada Al-Nusra oo uu Amiirka u yahay Abu Maxamed Al-Jowlaani ayaa soo diray Fariin cod ah oo si adag uga hadlay ko

(May 14, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u qaabilsan hawlgala

(May 14, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha maamulka KMG ee Jubba Axmed Madoobe oo shalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda magaalada Kismaayo iyo qorshaha maamulkiisa ee xoojinta

(May 13, 2014)
London:-Sheekh Abu Basiira Al-Dhardhuusi oo ka mid ah wadaada la dhacsanaa in mudo ah Al-Qaacida waxbadana maaro looga waayey culumada ayaa waxaa uu ku faafiyey Maraagtiisa bayaan uu ugu magac daray (
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|