Machadka Al-furqaan Buuhoodle oo imtixaankii sanad dugsiyeedka soo afmeeray.[Video]‏

June 13, 2014 - Written by Editor

bbBuuhoodle:-Ardayda dhigata Machadka Al-furqaan magaalada Buuhoodle ayaa saaka waxa u soo gaba- gaboobay imtixaankii sanad dugsiyeed ka 2013-2014 kaas oo ayaamahanba ka socday xarunta machadka ee galbeedka Buuhoodle. Saaka ayuu jawi farxadleh ku soo gaba gaboobey Macalimiinta iyo Maamulka Machadka ayaa saxaafadda kula hadlay xafiiska machadka kana warbixiyey imtixaanka iyo weliba sanad dugsi yeedka dhamaaday, reer Buuhoodlena ugu bushaareeyey horumarka waxbarasho ee uu Machadka Al-furqaan ku talaabsatay.

Ardaydaan ayaa waxay sidoo kale soo bandhigeen dareenkooda ku aadan Imtixaanka u soo gaba -geboobay waxayna sidoo kale u mahad celiyeen Macalimiinta iyo Madaxa xafiiska Imtixaanaadka ee Machadka Al-furqaan.

Hoos ka Daawo Imtixaanaadkii sanaddugsiyeedka 2013-2014 ee Machadka Al-furqaan ee Buuhoodle

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online