Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Abu Dhabi (Masawiro)

June 15, 2014 - Written by Editor

IMG_25301Abu Dhabi :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa galinkii dambe ee Maanta Si kal iyo laab ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Abu Dhabi ee Dalka Isukutagga Imaraatka Carabta (UAE).

Wafdiga uu Madaxwayne Gaas hormuudka u yahay waxaa kamid ahaa Gudoomiye xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland Mudane Cabdixamid Sh. Cabdisalam, Wasiirka Ganacsiga Maxamud Xassan Soocadde, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada iyo Xiriirka Caalamiga Mudane Dr. Maxamed Cabaas Cumar, Wasiir-Kuxigeenka Maaliyedda Ahmed Yaasiin Saalax iyo saraakiil katirsan Madaxtooyada Dowlada Puntland.

Masuuliyiin katisan Wasaarada Arimaha DIBADA Isukutagga Imaraatka Carabta (UAE) ayaa siwanagsan Madaxwaynaha iyo Wafdigiisa ugu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Abu Dhabi .

Madaxwayne Gaas ayaa mudada uu ku suganyahay Dalkaasi kulamo laqaadanaya Masuuliyiinta ugu sareeya Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta iyagoona si qoto dheer uga wada hadli doona xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada Dowladood.

no images were found

Sidookale Madaxwayne Gaas waxa uu kulan balaaran la qaadan Doonaa Jaaliyada Puntland ee Wadankaasi,isagoona u Bandhigi doonaa horumarka baaxada leh ee Puntland ka soconaya.

Xafiiska madaxtooyada Puntland
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online