Muxaadaradii 4aad oo xalay uu Sh Umal ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe[Cod+Masawiro]

June 13, 2014 - Written by Editor

DSC05858Garoowe:-Waxaa Masjidka Al Hudaa ee Magaalada Garoowe lagu soo GabaGabeeyay muxaadaraadkii taxanaha ahaa ee uu Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaan xalay uu jeediyey muxaadaradii 4aad oo ahayd tii ugu danbaysay isagoo Sheekhu uu muxaadarada xalay uga hadlay  Bidcada iyo qaabka lola dhaqmo Ahlu Bidaca.

Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraaday Qaabka looga hortagi karo Bidcooyinka isagoo soo daliiliyay Axaadiis badan iyo Aayado Quraan ah, Sheekha ayaa xusay in ay jiraan dad caado ka dhigtay in diinta ay wax ku soo daraan sidaas darteedna ay waajib tahay in culimadu ay arrinkaas cadeeyaan kana hortagaan, Ugu danbayntii ayaa waxaa uu Sh Maxamed Cabdi Umal uu dardaaran qiimo badan u jeediey Da,yarta waxaan uu kula dardaarmay in alle u laabtaan oo ay bartaan diinta Islaamka si ay uga badbaadaan afkaaraha gurac ee ay kooxaha lunsan mar walba ay ku khaldaan dhalinyarad.

no images were found



Hoos ka Dhagayso Mowqifka Ahlusunaha Kooxaha Lunsan waxaa ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee Garoowe Sh Umal

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/ybadwtf99t/Mowqif_Ahlusunah_Ahlubidica.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 Mu’asasatu Al Minhaaj

Garowe Masjidka Al Hudaa

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online