
(June 4, 2014)
Burco:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro ka jeediyey masaajidka Al-Madiina ee magaalada Burco wuxuuna sidoo kale kulamo kala duwan la yeeshay ganacsatada ,culimada,iyo madaxda gobalka tog

(June 4, 2014)
Denmark:-Waxaa lagu faafiyey Mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta gaar ah Jabahada Al-Nusra oo ka tirsan Ururka Al-Qacaaida qormo uu qoray Mid ka mid ah Dhibanayaasha kooxda Khawaarijta ee Daacish

(June 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degma

(June 4, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland oo ku taala Duleedka Magaalada B

(June 4, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa maanta waxaa ay kulan gaar ah kula yeesheen garoonka diyaaradha Bender qaasim ee magaa

(June 4, 2014)
Nairobi:-Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa'iidaystaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanayn

(June 3, 2014)
Burco:-Sh.Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah oo socdaal dacwo ku marayey deegaano ka tirsan S/land wuxuuna maanta muxaadaro qiimo leh ka jeediyey wuxuuna u jeediyey ardayda Jaamacada Burco. Muxaadarada u

(June 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta maamuusay sanad-guuradii koobaad ee ka soo wareegtay shaqada Erada Qaramada Midoobay ee Soomaaliy

(June 3, 2014)
Muqdisho:-Kulankii ay maanta isigu yimaadeen xubnaha golaha baarlamaanka ee DFS ayaa waxaa khudbad kooban oo dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Raisul wasaaraha DFS Cabdiwali Sheekh Axmed waxaana a

(June 3, 2014)
Boorame:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay socdaal dacwadeed ku tegay magaalada Boorame wafdi culimo ah waxaan uu Shiikh Umal uu 28/05/014 tegay Boorame waxaan uu jeediyey habwanaaga yeedhista diinta wax
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|