
(June 3, 2014)
Edmonton:-Mu'tamarkii Islaamiga ahaa ee ka socday magaalada Edmonton ayaa la soo gabagabeeyey waxaana uu ahaa kulankii ugu weynaa sanadkan waxaana ka soo qaybgalay Culimo Soomaaliyeed oo waawayn oo

(June 2, 2014)
Burco:-Waxaa maanta gaaray magaalada Burco xarunta gobolka togdheer si diiran loogu dhaweeyey Sh, Maxamed cabdi Umal oo ka mida Culimada waaweyn ee caanka ka ah dalka Soomaaliya iyo Geeska Afrika .Soo

(June 2, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal oo in muddo 2 todobaad ah ku joogay safar dacwadeed magaalada Hargeysa ee xarunta S/land muxaadarooyin tiro badan ka galay Magaalooyinka Hargeysa, Gabilay, Boorama,

(June 2, 2014)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaay ee xarunta gobolka jubbada Hoose Taliyaha ciidamada dalka Sierra Leone Samuel Omar Williams , safarka taliyahaan ayaan horay loo sii shaacin ayaa

(June 2, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay In laga bilaabo shalay (01/06/2014) uu maamulkiisa u aqoonsatay kalluumaysiga sharci darrada ah in uu yahay “masiiboq

(June 2, 2014)
Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa Ardayda Jaamacada Hargeysa u galay Muxaadaro ciwaankeedu ahaa Dawrka Ardayga, muxaadaradaas oo uu kaga hadlay Akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsan ee looga baahan

(June 2, 2014)
Berbera:-Sheeekh Maxamed Cabdi Umal ,Sheekh Maxamed Cali Gadhle iyo wafdi culimo ah ayaa gaaray magaalada Berber , sheekha iyo wafdigiisa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Berbera markuu gaadha

(June 2, 2014)
Finland:-Xafladaas oo si heer sare loo soo agaasimay, waxaa kalmado kala duwan ka soo jeediyay Sh C/weli Sh. Maxamed Xaaji Yusuf imaamka masjidka, Sh C/laahi Adan Cali maamulaha madarasada, qaar ka mi

(June 1, 2014)
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo in muddo 2 todobaad ah ku joogay safar dacwadeed magaalada Hargeysa ee xarunta S/land muxaadarooyin tiro badan ka galay Magaalooyinka Hargeysa, Gabilay, Boorama, iya

(June 1, 2014)
Djibouti :-Dowladda Djibouti ayaa soo gabagabaysay dambi-baadhistii la xiriirtay qaraxii ka dhacay Djibouti 24kii May. Xeer ilaaliyaha Guud ee Djibouti ayaa soo bandhigay cidda ay ahaayeen labada qof
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|