Xafladii Xidhitaanka Sanad Dugsiyeedka 2013-2014 ee Machadka Imaam Nawawi.[Masawiro]

June 13, 2014 - Written by Editor

IMG_8161Sarmaanyo:-Xafladii  Xidhitaanka Sanad Dugsiyeed 2013-2014 ee  Machadka Imaam NAWAWI  ayaa waxaa lagu qabtey 12/06/2914 Magaalada Sarmaanyo ee Gobolka Sool oo kaga beegan Waqooyi Bari ee Magaalada Laascaanood. Xafladaan oo ay soo Agaasimeen Maamulka Mac-hadka Nawawi ayaa ka Qayb galay Culimaa’u diinka Gobolka Sool oo uu Hogaaminayo Sh.C/Naasir Xaaji Axmed , Shiikh Axmed Maxamed Suleymaan , Shiikh Maxamed Suleymaan Warsame iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada ku Dhaqan Magaalada Sarmaanyo ee Goboka Sool.

Xafladan oo ahayd Xafladii Xidhitaanka Mac-hadka Imaam NAWAWI ee Sanad dugsiyeedka 2013-2014 ayaa Waxaa dhigta ilaa 110 arday oo iskugu Jira Wiilal iyo Hablo. Sidoo kale waxaa Dhinac socday Xaflad kale oo Tartanka Qur’aanka Kariimka ah , oo Abaalmarino la Gudoon siinayey Ardaydii ku Guuleystay Tartankii Qur’aanka ee ka dhacey Magaalda Sarmaanyo .

Xaflada Waxaa ka Hadlay oo ka Jeediyey Wacdi iyo Dardaarno uu siiyey Ardayda iyo dadka Deegaanka ku nool  Sh.C/Naasir Xaaji Axmed  iyo Shiikh Axmed Maxamed Sulaymaan ooah Gudoomiyaha Mu’asasada Alkaram Faraceeda Gobolka Sool.

no images were found

Mu’asasada Alkaram
Faraceeda Gobolka Sool.

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online