Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Safiirka dalka Burundi.[Masawiro]

June 15, 2014 - Written by Editor

1Mogadishu, June 15, 2014- Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga MudaneAbdullahi Dool Mohamed  ayaa maanta kula kulmay  xafiiskiisa Safiirka dowladda Burundi u qaabilsan Soomaaliya ambassador  Joseph Nkurunziza oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh ee labada dal ka dhaxeeya,arrimaha la dagaalanka aragagaxisada, howlgalka nabad ilaalinta “AMISOM” iyo kaalinta Burundi ee howlaha bani’aadanimo ,samafal iyo tababaridda ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa intii lagu guda-jiray waxaa kale oo ay kaga wada-hadleen horumarada iyo isbadalada ka soconaya gobolka iyo dunida inteeda kale.Kulanka ayaa ku  dhamaaday jawi farxad oo reyn reyn leh .

no images were found

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo
Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda                    

Section of Press and Public Relations

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online