
(March 5, 2015)
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Gal-gaduud, wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiirka Difaaca General C/qaadir Sh.Cali Diin

(March 5, 2015)
Muqdisho:-Munaasabad balaaran oo lagu qabtay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wareejiyey ciidanka DFS agab milatari oo kala duwan waxaana deeqdaas siiyey DFS dowlada Talyaaniga Sa Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay wada hadaladii u dhexeeyey DFS iyo S/land
(March 5, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta Dawladda Puntland ayaa waxaa ay soo dhaweysay qaabka ay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya u hogaamisay wada hadaladii u dhexeeya DFS iyo Somaliland oo

(March 5, 2015)
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay Amniga

(March 5, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay oo Taariikhdu ku beegan tahay/04/03/2015 lagu soo afmeeray kulan cilmiyeedkii ka socday masjid ka Al-huda ee magaaladda Garoowe kulankaan oo socday mudo saddex habeen ah, intii uu

(March 5, 2015)
Kismaayo:-Aqalka madaxtooyada Jubba-Land waxaa xalay 04 March, 2015 lagu qabtay munaasibad ballaaran oo lagu soo dhoweynayey wafdiga baaxadda leh ee Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda Pu

(March 5, 2015)
Nairobi:-Sh. Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa kulan muhiim ah uu dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareeca

(March 5, 2015)
Mogadisho:-March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka hey
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|