Muxaadaraadii uu Sh Mustafe Xaji Ismail ka jeediyey dalka Sudan (Dhageyso)
(March 6, 2015)
Sudan:-Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo socdaal dacwo ku tagay dalka Sudan gaar ahaan magaalada Khartuum ee xarunta dalkaas wuxuuna Sheekha intuu joogay magaalada Khartuum uu ka jeediyey muxaadaro taxane Subxaana Allaah! Ma hadaan Shiicoobaynaa!?Qeybtii 1aad W/Q Abu Khalid Cabdirisaaq Maxamuud
(March 6, 2015)
Muqdisho:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa maqaalo taxane ah oo ka hadli doona khatarta shiicada haatan duulaanka ku ah dalka Soomaaliya waxaana ay ka howlgalaan magalada Muqdisho ee xarunta dalk Dalladda Ardayda ka baxday Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya oo kulan isku xir ah u sameeyey Ardayda
(March 6, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta oo jimcaha soo gabagaboobay laba kulan oo looga tashanayay siddii la is kugu xiri lahaa ardayda ka baxday gaar ahaan Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya oo Isku-xirtay Khariij Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaa ee magaalada Nairobi Sh Shibli.[Dhagayso]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadii maanta Sh Shibli ka jeediyay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi, khudbada maanta waxaa ay dhamaystir u ahayd dhowr khudbo xiriir ahaa oo uu Sheekh Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga Khudbadii Jimce ee Masjid Imaam Shaafici ee Johannesburg uu ka jeediyey Sh Qaasim Cabdi Hayaan.[Dhagayso]
(March 6, 2015)
Johannesburg:-Waxaa maanta khudbadii Jimce ka jeediyey Masjid Imaam Shaafici ee magaalada Johannesburg ee Koonfur Afrika Sheekh.Qaasim Cabdi Hayaan ayaa waxaaa uu uga hadlay Khubadii maanta Dhexdhexaa Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 6-3-2015 dib ugu soo laabtay magaalo madax Wasiirka Difaaca ee DFS oo kormeer ku tagey goobo ay dagan yihiin dadkii ku barakacay Dagaalkii Guriceel.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Guricel, March 6, 2015….Wasiirka Difaaca Soomaaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa maanta kormeer ku tagey goobaha miyiga Warmurtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Dawladda Puntland iyo Maamulka Jubbaland.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Kismaayo:-Waxaa maanta s wada jir ah uga soo saaray magaalada Kismaayo warsaxaafeed Dawladda Puntland iyo Maamul ka Jubbaland ka dib shir mudo saddexcisho ah uga socday magaalada Kismaayo shiraas oo a Culimada Puntland oo taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya.[Masawiro]
(March 6, 2015)
Boosaaso:-Masaajidka weyn ee Al-Rowda ee magaalada Bosaaso ayaa habeenimadii xalay lagu qabtay kulan muxaadiro ah, kaasoo diirrada lagu saaray dhibaatooyinka kala duwan ee uu qaadku ku hayo qoysaska S
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|