Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi
(March 21, 2015)
Leicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Nabadoon Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(March 21, 2015)
Norway:- waxaahaatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saa

(March 21, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-3-2015 ka qeyb-galay Ra’iisal Wasaare DFS Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(March 21, 2015)
Muqdisho:-Ra'isul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hogaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ka dib markii uu socdaal ku soo maray wadamada Itoobiya iyo Qadar.
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|