Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad)

March 14, 2015 - Written by Editor

drcaliNorway:- waxaa dhawaan si live ah u soo gali doona Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhrin doona darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax oo si maqal iyo Muuqaal ah u bixi doono inshalaah maalmaha sabtiga iyo axada .

Waxaana darsiga Tafsirka uu soo galaa Salaada Maqrib ka dib xili magaalada Oslo ee dalka Norway Waxaa si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net iyo Mareegta Masjidka Al-Tawfiiq Islamic Center Halkan ka Eeg

Live Dhamaan Duruusta Masjdka Tawfiiq Islamic Center

Halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online