Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

March 3, 2015 - Written by Editor

kismaayoKismaayo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigiisi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka degay garoonka diyaardaha ee magaalada Kismaayo.

Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay ka mid yhiin golayaasha dowladda, Saraakiil iyo Issimo ayaa saaka ka soo socdaalay magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland.

Wafdiga madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee Kismaayo madaxweynaha maamulka Jubbaland iyo ku xigeenadiisa iyo weliba masuuliyiin sare oo ka tirsan maamulka Jubbaland.

Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa soo dhaweyn ka dib waxaa loo galbiyey madaxtooyada maamulka Jubbaland iyadoo halkaas uu kula hadli doono saxaafadda.

Warka oo faahfaahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online