Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas oo ku wajahan Kismaayo.

March 3, 2015 - Written by Editor

gaasKismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu maanta ku wajahan magaalada Kismaayo.

Socdaalka Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in casumaad rasmi ah uu ka helay Madaxweynaha J/land Sh Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe ).

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa saaka si weyn loo adkeeyey amaankeeda waxaana laga dareemayaa qabanqaabo lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdi weli Maxamed Cali Gaas.

Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro ,xildhibaano ,Isimo iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Puntland .Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa kulamo kala duwan la qaadan doona madaxada Maamulka J/land .

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online