Madaxweynihii hore ee PL Dr Cabdirahman Faroole oo ka tacsiyeeyey dilkii safiir Yuusuf Ismail Bari Bari.[Dhagayso]

March 29, 2015 - Written by Editor

farooleMadaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii safiirkii Soomaaliya ee dalka Switzerland Yuusuf Ismail Bari Bari. Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku booriyey madaxda DFS in ay sugaan amaanka dadka muhiimka u ah dowladda ee xilalka ka haya isagoo dhinac kale uga digay in dadka aan wax masuulyad ah ka hayn dowladda Federaalka Soomaaliya ay aadaan magaalada Muqdisho.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa shaki ka muujiyey qaabka loo dilay safiirkii Yuusuf Ismail Bari Bari isagoo xusay in loogu yeeray shir ay yeelanayaan safaaradaha Soomaaliya ee caalamka ku yaal.

Ugu danbaytii ayaa Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ku booriyey madaxda dowladda federaalka Soomaalya in ay sugaan amaanka masuuliyiinta iyo shacabka ayna sameeyaan baaritaan qoto dheer.

Hoos ka Dhagayso Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/atoniritde/faroole.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online