Maxkamada ciidamada DFS oo saaka dil ku fulisay labo Askari

March 24, 2015 - Written by Editor

dilMuqdisho:-Maxkamada ciidanka DFS ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidanka DFS kuwaas oo si bareer ah dil u geystay .Labada askari ee dilka saaka lagu fuliyey ayaa waxay kala yihiin  Cabdi Raxmaan Ciise Axmed oo 20 jir ah oo si bareer ah u dilay Siciid Dhiblaaawe Siyaad  iyo Cabdulaahi cali Cabdi Cigaal oo isna si ula kac ah u dilay Xuseen Cabdi Iyo Sahro Sheikh Cumar .

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamada ciidamada  DFS C/laahi Xuseen Maxamed  ayaa warbaahinta u xaqiijiyey  in labada eedeysane ee la toogtay ay ka tirsanaayeen ciidanka DFS ayna geysteen dil bareer ah ka dib markii baaritaan ay ku sameeyeen uu danbigu ku cadaaday.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online