Danjire Yuusuf Maxamed Ismail Bari Bari oo aas qaran loogu sameeyey Garoowe.[Masawiro]
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikh du tahay 29-3-2015 ka qeyb-galay aas-qaran oo magaalada Garoowe ee caasimada Dawladda P Wicitaanka: Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.[Dhagayso]
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka qeyb galay barnaamijka wici taanka isagoo ka jawaabay su'aallo ay dhageystayaashu ka weydiiyeen arrimaha Puntland iyo Soomaaliy Madaxweynaha PL oo xariga kaga jaray waddo cusub oo laami ah dhererkeeduna dhan yahay 2-Km.[Masawiro]
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-3-2015 Magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland xariga kaga jaray wado laami ah oo dh Ra’iisal wasaaraha DFS oo ka qayb galay Salaadda Jinaasadda ee Danjire Yusuf Baribari.[Masawiro]
(March 29, 2015)
Muqdisho:-Muqdisho, 29, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo ma Ardayda College Sahal SoftWare oo u Fadhistay Imtixaankii Computer Science.[Masawiro]
(March 29, 2015)
Laascaanood:- Ardayda wax ka barata College Sahal Software ee aqoonta sare ee Computer Sceince iyo Technolgyada ayaa waxaa ay u fadhiisteen Imtixaankii Computer Sceince ka . Guud ahaan waxaa Imtix Madaxweynihii hore ee PL Dr Cabdirahman Faroole oo ka tacsiyeeyey dilkii safiir Yuusuf Ismail Bari Bari.[Dhagayso]
(March 29, 2015)
Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridii safiirkii Soomaaliya ee dalka Switzerland Yuusuf Ismail Bari Bari. Madaxweynihii Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo la qaxweeyey shacabka magaalada Garoowe.[Masawiro]
(March 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-3-2015 u shaah tagey meherada Kallis oo kamid ah goobaha inta badan ay bulshada qeybaheeda kal Safaarada Soomaliya ee Talyaaniga oo cambaareysay weerarkii Hotel Makka Almukarramah
(March 28, 2015)
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Ambassador Muuse Xassan Cabdulle oo maanta war Qoraal ah kasoo saaray Xafiiskiisa ayaa si kulul u cambaareeyey Weerarkii waxuushnimada ahaa ee Raisul wasaaraha DFS oo ka hadlay Weerarkii Hotel Maka Al-Mukarrama
(March 28, 2015)
Muqdisho:-Raisul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shacabka iyo DFS uga tacsiyeeyay dadkii ku dhintay weerarkii ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen Hotel Maka Al-Mukarrama ee magaalada Wasaarada Arimaha dibada ee DFS oo tacsi u dirtay ehelada Danjire Bari Bari
(March 28, 2015)
Mogadishu, March 28, 2015- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer , Wasiir kuxigeen-ka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye”, Wasiiru dowlaha H.E. Khale
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|