Abuukar Jaamac Cawaale oo lagu soo dhoweeyey Qardho.[Masawiro]
(March 1, 2015)
Qardho:-Abuukar Jaamac Cawaale qaad diid ayaa si wayn loogu soo dhoweeyey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar iyadoo soo dhowayntiisa ay ka qayb galeen masuuliyiinta gobolka iyo kan degmada, I
Sh Mustafe Xaaji Ismail oo safar dacwadeed ku tegay Sudan.[Masawiro]
(March 1, 2015)
Sudan:-Waxaa habeenibadii Jimcaha booqsho iyo safar dacwadeed ku soo gaaray dalka Sudan sheekheena wayn Sheekh Mustafe Xaaji Ismail Haaruun oo ah ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ah. Waxa
Taliyihii cashuuraha berriga Mudug Duraan Cumar (Qaylo) oo qarax lagu diley
(March 1, 2015)
Gaalkacyo:-Taliyihii ciidamada cashuuraha berriga ee gobolka Mudug Duraan Cumar Geelle (Qaylo) ayaa saaaka ku geeriyoodey qarax goor dhow loogu xiray gaarigiisa kaas oo ka dhacay magaalada Galkacayo g

« Previous Page