Taliyihii cashuuraha berriga Mudug Duraan Cumar (Qaylo) oo qarax lagu diley

March 1, 2015 - Written by Editor

qaraxGaalkacyo:-Taliyihii ciidamada cashuuraha berriga ee gobolka Mudug Duraan Cumar Geelle (Qaylo) ayaa saaaka ku geeriyoodey qarax goor dhow loogu xiray gaarigiisa kaas oo ka dhacay magaalada Galkacayo gaar ahaan agagaarka xarunta shirkadda Golis.

Gaari la qarxiyey ayaa waxaa saarnaa kaliya Taliyaha cashuuraha berriga Mudug Duraan Cumar Geelle (Qaylo)waxaana ka soo baxaya warar kala duwan nooca qarax uu ahaa.

Ilaa haatan ma jirto cid sheegatay masuuliyada qaraxa lagu dilay Taliyihii cashuuraha berriga Mudug Duraan Cumar Geelle (Qaylo).

Amaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa wanaagsanaa bilahan ka dib markii dowlada Puntland ay geysay ciidamo kala duwan kuwaas oo howlgalo ay sameeyeen ku qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo burcad kale oo amaan magaalada wax u dhimayey.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online