Xildhibaan ka tirsan barlamanka Kenya oo xalay lagu dhaawacay Nairobi.

March 22, 2015 - Written by Editor

Anyanga1Nairobi:-Sida uu qoray wargeyska ka soo baxa dalka Kenya ee Daily nation ayaa waxaa dhaawac loo geystay bartamaha magaalada Nairobi gaar ahaan Degmada degmada Karen Edick Anyanga ooo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya .

Weerarka lagu dhaawacay Edick Anyanga ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka gurigiisa ooo ku yaal wadada Ngong ee degmada Karen waxaana weerarka geystay afar nin oo ay majiyada u qarsan yihiin.

xildhibaan Edick Anyanga ayaa waxaa uu dhaawac ka gaaray qaarka sare ee jirka waxaana dhaawaciisa la geeyey isbitaalka Aga Chan ee magaalada Nairobi.

Saraakiisha amaanka ee magaalada Nairobi ayaa ka gaabsaday in ay faahfaahiyaan qaabkii uu u dhacay weerarka balse waxay sheegeen in ay baaritaano wadaan oo ay ku raadjoogaan dhowr ruux oo laga shakisan yahay.

Halkan ka Akhriso warbixinta uu ka qoray Wargeyska Dailynation dilka Edick Anyanga

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online