Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro degmada Dhuusamareeb
April 1, 2015 - Written by EditorDhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud halkaas oo uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha wada dega gobalada dhexe.
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa la filayaa in uu soo xiri doonaa shir dib u heshiisiin ah oo in mudo ah ka socda Degmada Dhuusa Mareeb waxaana sidoo kale uu la filayaa in heshiis laga gaaro halka lagu qabanayo shirka maamul u sameynta gobalada dhexe
A/Cawale
Halgan.net