Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad).
(April 26, 2015)
Norway:- Waxaa haatan si live ah u soo galay Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhriya darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax
1200 Soomaali ah Oo Ka Soo Cararay Dagaalada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso (Masawiro)
(April 26, 2015)
Boosaaso:-Magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka bari ayaa waxaa maanta soo gaaray dooni sida qaxooti Soomaali ah oo ka soo cararay dagaalada ka holcaya dalka Yemen . Doonida maanta soo gaartay magaa
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay da’yar diblomaasiyiin lagu tababari doono Kenya .
(April 26, 2015)
Mogadisho:-Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku sagootiyay Qeybta VIP ee garoonka
Madaxweynaha dowladda Puntlad Dr Cabdiweli Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe[Masawiro]
(April 26, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalkaItoobiya ayaa maanta oo Axad ah dib ugu soo laabtay magaalad