Kenya oo Qorshe hor leh la damacsan Imaamyada Kenya ku dhaqan
(April 9, 2015)
Nairobi:-Supreme Council of Kenya Muslims (Supkem), ayaa talaadadii waxay soo saartay qorshe loogu magac daray "Barnaamij Deg-Deg ah" , kaasoo looga hortagayo sida ay sheegeen wax ay ugu yeeraan xagji
Raisulwasaaraha DFS oo tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid  xaaskii  Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib
Madaxweyne Puntland oo ka qeyb-galay aas-qaran oo loo sameeyey marwadii Madaxweynihii hore ee Puntland Aamino Abiib.[Masawiro]
(April 9, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas-qaran oo qabuuraha magaalada Garoowe ee caasimad
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lacag dul dhigtay 11 hogaamiye oo ka tirsan Al-shabaab
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cuma
Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo looga hadlay arrimaha dhowr ah.[Masawiro]
(April 9, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas  ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhow
Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo soo afmeertay Ololihii la dagaalanka Qabyaalada.[Masawiro]
(April 9, 2015)
Galdogob:-Galabnimadii Jimcaha ee ku beegnayd 3/4/2015 ayaa waxaa ka dhacay xarunta Mu’assasada kulan balaaran oo ay soo agaasintay Mu’assasada Dacwada iyo horumarinta ee Al-minhaaj laanteeda Gald
Wasiirka Maaliyadda XFS ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada Maaliyada Wadamada Carabta.[Masawiro]
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti), oo dalka Kuwait uga qayb galayay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda wadamada Carabta, ayaa kulamo gaar gaar a
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka soo horjeestay go,aanka Madaxweynaha DFS
(April 9, 2015)
Cadaado:-Cadaado:-Af-hayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Carey Ciise ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go,aanka Madaxweynaha DFS oo ahaa in caasimada Maamulka gobalada dhexe laga dhisayo uu noqdo Degmad