Maamulka Al-minhaaj oo saaka booqasho ku tegay iskuulka sare ee Imaamu Shaafici.[Masawiro]
(April 1, 2015)
Boosaaso:-Booqashadaan ayaa ahayd mid ardayda lagu wacyigelinaayo , waxaaana ka mid ahaa culimada booqashada ku tagtay saaka Sheekh. C/shaafi Axmed Cali oo kalmad aad u qiima badan ujeediyey ardayda i
Madaxweynaha PL oo la kulmay Madaxa hay’adda Caafimaadka aduunka WHO ee Soomaaliya Dr.Popal Ghulm.[Masawiro]
(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa hay’adda Caafimaadka aduunka WHO ee
Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saartay Xaalada dalka Yemen (Akhriso)
(April 1, 2015)
Muqdisho:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ayaa maanta waxaa ay Bayaan ka soo saartay xaalada dalka Yemen oo ay ku socoto Duqeyn dhanka cirka ah oo ay horkacayso dowlada Sacuudiga . Hay’adda C
Dooni sida Soomaali ka soo carartay dagaalada Yemen oo soo gaartay Boosaaso (Masawiro)
(April 1, 2015)
Boosaaso:-Waxaa Dekadda weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari soo gaartay Dooni siday 62 ruux oo soomaali ah kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada iyo duqeymaha ka socda dalka Yemen oo ay mu
Banaanbax Rabshado watay oo ka dhacay Degmada Dhuuso Mareeb
(April 1, 2015)
Dhuusamareeb:-Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud ayaa sheegaya in banaanbax uu ka dhacay gudaha degamada kaas oo looga soo horjeedo in shirka maam
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe (Masawiro)
(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng : Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo isuguna jiray Wasiiro, Xildhibaano, culimo’udiin, Isimo, cuqaal
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiir ku-xigeen cusub (Masawiro)
(April 1, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 1-4-2015 u magacaabay Dr.Cabdillaahi Aadan Ciise Toohe Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekedaha
Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro degmada Dhuusamareeb
(April 1, 2015)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud halkaas oo uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha wada dega go
Zakariye: Al-Qaacida Xiriirka Way u Jartay Al-Shabab (Dhageyso)
(April 1, 2015)
Waraysi khaas ah oo uu siiyey idaacadda VOA ayaa Zakariye Ismaaciil Xirsi uu ku sheegay in Al-Qaacida uu xiriirka ka goostay Al-Shabab. Waraysiga ayuu ku sheegay in ururka Al-Qaacida aysan tacsi us