Warbaahinta gudaha dalka Kenya oo soo bandhigtay Liiska akoonnada la Xanibay (Akhriso)
(April 8, 2015)
Nairobi:-Warbaahinta gudaha dalka Kenya ayaa  soo bandhigay liiska shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee la xayiray iyo shaqsiyaadka ka kooban 86-da ruux oo la xanibay akoonadooda waxaana liiska ka so
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo safar ku imaan doono Garoowe
(April 8, 2015)
Garoowe:-Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu safar shaqo ku yimaad magaalada Garoowe ee caasimada Puntland
Wasiirka Maaliyadda DFS Maxamed Aadan Ibraahim oo shir uga qayb galay Dalka Kuwait.
(April 8, 2015)
Muqdisho:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa  gaaray Magaalada Kuwait ee Dalka Kuwait, halkaas oo uga qeyb galay shirka  sanadlaha ah ee
Madaxweyne Gaas oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Australia Mr. John Feakes iyo wefdi uu hogaaminayey.[Masawiro]
(April 8, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8-4-2015 aqalka madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayey sa
Madaxweynaha DFS oo gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud
(April 8, 2015)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xassan Sh. Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud waxaan halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan maamulka go
Shiicada ka soo noqda Daaci Xuseen Mux’ed Cumar.[Daawo Video-ga]
(April 8, 2015)
Waa barmaamij kooban oo uu ka diyaariyey Somali Shiicawday Daaci Xuseen Mux'ed Cumar isagoo ugu magacdaray ''Shiicada ka soo noqda'', waa barmaamji uu walaal Xuseen ku soo bandhiga xaqiiqda dhabta ah
Mutamarkii 4aad ee Uganda oo qaybtii Kampla la soo xiray iyo culimadii oo Gobollada u safartay
(April 8, 2015)
Kampala:-Waxaa habeenamadii Isniinta ahayd oo talaadada ay soo galaysay 06/04/2015 bacdal cishaa soo xirmay mutamakii Uganda qaybtii ka socotay Kampala, xaflad heer sare ahayd oo lagu qabtay Masjidka
Bankiga dhexe ee dowladda Kenya oo xanibey akoonnada xawaaladaha Soomaalida
(April 8, 2015)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Bankiga dhexe ee dowladda Kenya uu xanibey akoonnada shirkado iyo shaqsiyaad leh xawaaladaha ka howl gala dalka Kenya waxaa kale oo