
(April 17, 2015)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii Saddexaad gashay Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay Masjidka Al- rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Usuusha caqii Khudbadii Jimce ee maanta oo uu Sh Umal uga hadlay Calaamadaha lagu garto inuu daciifay iimaanka .[Video-ga]
(April 17, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu Khudbadii Jimce kaga hadlay Calaamaadka lagu garto Iimanka oo daciifa, Sheekh Umal ayaa waxaa uu xusay arrimaha sababa in qof uu iimaankiisa uu daci Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh.Dr Cabdalla.[Dhagayso]
(April 17, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, khudbada oo cinwaankeedu yahay fitanta iyo sidda loo mucaalajeen karo waxa soo

(April 17, 2015)
Galdogob :-Maalinimadii khamiista ee ku beegnayd 17/4/2015 ayaa Mu’assasada Al-Minhaaj ee degmada Galdogob waxaa ay booqdeen tuulooyinka Galdhuumood, Qansaxle, Jeexo, iyo Qanbuus. Tuulooyinkaas oo r

(April 17, 2015)
Boosaaso:-Muxaadarada caawa oo cinwaankeedu ahaa Shiicada bilowgeedii, kobaceedii iyo kooxaha ay u kala baxdo, ayaa waxa soo jeedinayay Sheekha weyn ee Soomaaliyeed Sh.Daahir Aw Cabdi.Ugu horayn shiik

(April 17, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmarek ayaa shalay kulan la qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lindvall, waxayna ka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|