Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo ka Hadlay Weerarkii Garissa.[Dhagayso]
(April 5, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay weerarkii ay ku dhinteen 148 ee ay dabley ka tirsan al-Shabaab ku qaadeen Jaamacadda Gaarisa. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay ajan
Duqa degmada Carmo Maxamed Cali Shire oo gurigiisa la weeraray
(April 5, 2015)
Boosaaso:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in caawa bam gacmeed lagu tuuray bar kontrool oo ciidanka amniga u taalay ka soo horjeedka farmashiye K
Culimo ka socota Raabidatul wafaa (رابطه االوفا)oo booqday Idaacadda Al-xikma ee Garoowe
(April 5, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay oo taariikh du kubeegan tahay 03/04/2015 Xafiiska Idaacadda Al-xikma Iyo warqabadka Halgan.net ee Garowe Soo booqday Culimo ka socota Raabidatul wafaa (رابطه االوفا) Cu
Wasiirka G/dhiga DFS oo la kulmay Odayaasha Degmada Caabudwaaq (Masawiro)
(April 5, 2015)
Caabudwaaq:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii afaraad howlo shaqo u jooga magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga gobolka Galgaduud,