Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo Khudbad ka jeediyay Sanad guuradii 55aad ee Ciidamadda Soomaaliya.[Masawiro]
(April 12, 2015)
Muqdisho:-Wasiirada Xildhibaanada Taliyaha XDS, Agaasimaha Guud , Abaanduulaha CXDS, Taliyeyaasha Ciidamadda qaybahooda kala duwan, Saraakiisha, S/Xigeenka, Alifleyda, Dableyda iyo Xasaaskooda iyo mar
Maamulka Mu’asasada al-minhaaj oo booqday deegaano ka tirsan Gobolka Mudug.[Masawiro]
(April 12, 2015)
Gaalkacyo:-Usbuucii lasoo dhaafay ayaa mu’asasada alminhaaj ee dacwada iyo hurumarinta waxay safar dacwadeed ku kala bixisay deegaano kamid ah, gobolka Mudug. Waxaana ugu horayntii shir lagu qabtay
Xaflad sagootin ah oo loo qabtay Ardayda fasalka 8aad Dugsiga Boxaaro ee Sheerbi (Masawiro)
(April 12, 2015)
Qardho:-Xafladan oo ay soo agaasimeen ardada fasalka 8aad ee dugsiga Boxaaro ee Sheerbi ayaa waxaa kasoo qaybgalay mid kamid ah xildhibaanada dowlada Puntland gudoomiyaha waxbarashada gobolka karkaar
Golaha Ardayda ka baxday Machadka Ibnu Kathiir ee Ceerigaabo oo Deeq Kutub ah wareejiyey.[Masawiro]
(April 12, 2015)
Ceerigaabo:-Golaha Ardayda ka baxday machadka ibnu katheir Ceerigabo ayaa deeq kutub ah ku wareejiyay naadiga akhris ka, qoraalka, hidaha iyo dhaqanka ANFAC ee xarunta Gobolka Sanaag deeqdaas ayaa wax
Ogaysiis Muhiim Ah:-Nadwa Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.
(April 12, 2015)
Boosaaso:-Waxa  ay Mu,asasada Al-Minhaaj Ee Dacwada iyo Horimarinta Qaybta Gobolka Bari  La Socod Siinaysaa Dhamaan Dad waynaha Soomaaliyeed, In Nadwo cilmiyeedkii Sanadlaha  Ahayd  Ay Kabilaaban
Dowlada Federaalka iyo Puntland oo heshiis kala saxiixday (Masawiro + Video)
(April 12, 2015)
Garoowe:-Waxaa booqasho qaadatay 10 -12 Abriil 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland wafdi ka socda Dawladda Federaalka oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Soomaaliya, Mud
Wasiirka G/dhiga DFS oo Hambalyo u diray Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed
(April 12, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigg Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed, sanad guuradii 55aad ee ka soo wa
Aqalka Madaxtooyada Puntland oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameey R/W Sharmaarke (Masawiro)
(April 12, 2015)
Garoowe:-Aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garowe ayaa caawa waxaa ka dhacday xafladd balaaran oo lagu soo dhaweynayayey raysal-wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo