Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS oo sheegtay in aysan wax faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe
(April 29, 2015)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/ 04/2015, ayaa soo saartay Warsaxaafadeed, ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar ka mid ah saxiixa yaasha Sh
Wasiirka waxbarashada Puntland oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA.[Dhagayso]
(April 29, 2015)
Nairobi:-Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA qaybta af-ka Soomaaliga isagoo uga warbixiyey booqashada uu Madax weynaha DFS
Ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Al-Muntada Qardho oo Xaflad Sagootin ah loo Qabtay (Masawiro).
(April 29, 2015)
Qardho:-Xafladan sagootinta ah ee loo qabtay ardayda fasalka afaraad ee dugsiga Al-Muntada Qardho ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmada maamulka waxbarshada gobolka , kan degmada xubno katirsana
Ururka Kawsar Ee Waxbarida Haweenka & Kaalmada Dadka Tabaalaysan (Masawiro)
(April 29, 2015)
Boosaaso:-Alminhaaj qaybta gobalka bari ayaa manta soo xirtay dugsiyadii dumarka ee ay magaalada boosaso waxka bari jireen , xafladaan ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay waxbarashada hoostagta Ururk
Dugsiga Daarul birri oo Xaflad Qalin jabin ah u qabtay 190 arday (Masawiro)
(April 29, 2015)
Munaasabad ay ku qalin jabiyeen 190 arday oo xifdiyay qur’aanka  kariimka iyo 85 arday oo dhammaystay dugsiga dhexe ee dugsiga Daarul birri ee xifdinta qur’aanka kariimka ah iyo waxbarashada asaa
Shir Jaraa,id oo ay sida wada jir ah u qabteen Madaxda Puntland /JLand K/Galbeed(Masawiro +Cod)
(April 29, 2015)
Garowe:-Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland soo gaaray Madaxweyna yaasha maamulada Koofur galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan iyo Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo dalka dib ugu soo laabtay (Masawiro)
(April 29, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu kasoo bogsaday dhaawac kasoo gaaray falkii
Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS oo howlgalo ka wada deegaanka Ceelasha Biyaha
(April 29, 2015)
Afgooye:-Wararka ka imaanaya Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Nabad Sugidda ee DFS ay howlgalo baahsan ka fuliyeen xalay ilaa saaka Degaa
Madaxweynayaasha Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Garoowe
(April 29, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhawaan soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ilaa labo wafdi oo ay kala hogaaminayaan madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe iyo Madax
Qaadka Iyo Dhibaatooyinkiisa W/Q Faarax Axmed Muuse
(April 29, 2015)
Waxaa dhab marag ma doonta ah in uu qaadku ku hayo dhibaato caafimaad iyo mid dhaqan dhaqaale umada soomaaliyeed, waxaa muuqata in ruugista iyo ka ganacsiga qaadku ay sii kordheysay labaatankii sano e

Next Page »