Talo soo jeedin ku socota madaxda Soomaaliyeed:(Federal & states) W/Q Dr. Warfa Abdi
(April 3, 2015)
Aqoontu waxay qurxoon tahay marka loo rogo adeegsi (changing the philosophy into practise); iyo marka mustaqbalka fog ee imandoona aqoon lagu soo dedejiyo (anticipating the future to the present). Aqo
Madaxweyne Gaas oo cambaareeyey weerarkii ka dhacay magaalada Gaarisa ee dalka Kenya.[Cod/Masawiro]
(April 3, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe, kaasi oo ay goob joog ka ahaayee