Ku Simaha Madaxweyanaha “Shacabka Iyo Dowladda Puntland Marna Yeysan Niyad Jebin”
(April 20, 2015)
Muqdisho:-Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaariayaa cambaareeyey weerarkii argigxisanimo ee maanta ka
Madaxweyaha dowladda Puntland Dr. Gaas oo canbaareeyey Qaraxii Garoowe
(April 20, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u Canbaaraynaysaa Qaraxa maanta loo gaystey mid ka mid ah gaadiid qaada shaqaalaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Caasimada Dawladda Puntland ee Garoowe. 
Madaxweynaha DFS oo canbaareeye qaraxi shaqalaaha UN-ka lagula beegsaday Garowe.
(April 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhruiyadda Federeealka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa waxaa uu si kulul u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday shaqaalaha Qarammada Midooday ee magaalada G
Warar dheeraad ah oo ka soo baxay Shaqaalaha UN-ka ee wax ku noqday Qaraxii Garoowe
(April 20, 2015)
Garoowe:-War faahfaahsan oo soo gaaray Halgan.net ayaa waxaa uu sheegayaa in shaqaalihii ku dhintay ama ku dhaawacmay qaraxi lala eegtay gaari hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha ee UNICEF
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal oo ka warbixiyey qaraxii ka dhacay Garoowe.[Dhagayso]
(April 20, 2015)
Garoowe:-Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal Axmed Cabullaahi Samatar (Layli) oo waraysi gaar ah siiyey Radio Garowe ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey qaraxii is midaaminta ahaa ee saaka lala ee
Ergeyga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay oo cambaareeyay weerar lagu qaaday gaari ay leedahay Qaramada Midoobay
(April 20, 2015)
Muqdisho, 20 Abriil 2015 – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, SRSG Nicholas Kay ayaa si aad ah u cambaareeyay weerarka lagu qaaday gaari ay leedahay Qaramada Mid
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Camey oo booqday goobtii Qaraxo ka dhacay[Masawiro]
(April 20, 2015)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee caasimadda Dawladda Puntland ayaa abaare 8:00 subaxnimo ee saaka waxaa qarax ka dhex qarxay Gaari Bus ah oo ay saarnaayeen shaqaale katirsan Qaramada Midoobay isuguna jir
Bus ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha QM oo lagu qarxiyey Garoowe (Masawiro)
(April 20, 2015)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in goor dhow qarax lala beegsaday gaari bus ah oo ay la socdeen qaar ka mid ah shaqaalaha xarunta Qaramada Midoobey