
(April 11, 2015)
Nairobi:-Ururka Alshabaab ayaa weerarkii ugu khasaaraha badnaa ku qaaday gudaha dalka Kenya gaar ahaan Jaamacadda Gaarisa, waxaana ku dhintay illaa 147 qof halka lagu dhaawacay 80 qof oo kale. Dawlad

(April 11, 2015)
Cadaado:-Shirka maamul u sameynta gobalada dhexe oo lagu waday maanta oo Sabti ah inuu ka furmo Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa dib u dhac ku yimid ka dib markii ergo ka tirsan beesha caa

(April 11, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah furey toddobaadka dhir beerista qaranka oo lagu qabtey magaalada Muqdisho. Munaasabaddan o Astaamaha Bulshada fayow Sh Dr. Aadan Sh.Cali (Daawo)
(April 11, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sh Dr. Aadan Sh.Cali Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadarada Astaamaha Bulsha

(April 11, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Raysal-wasaaraha Dalka Soomaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa daah furay Shirka wada xaajoodka dawladdaha Puntland
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|