
(April 2, 2015)
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa uga tacsiyeeyay Madaxweynaha Jamhuriyadda Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo shacabkiisa, weerarkii argagixis

(April 2, 2015)
Garissa:-Wararka ugu danbeeyey oo naga soo magaalada Garissa ayaa sheegaya in tirada dhimashada weerarka Jaamacadda Garissa ay gaartay 147 waxaana sii kordhaya dhaawaca oo haatan maraya ilaa 90 qof .

(April 2, 2015)
Ugu yaraan 70 qof ayaa ku dhimatay in kabadan 70 qof oo kalena way ku dhaawacmeen weerar ay ururka al-Shabab ku qaadeen Jaamacadda magaalada Gaarisa, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Kenya.

(April 2, 2015)
Cabudwaaq:-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, waxana wafdiga kamid ah Was

(April 2, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha xukuumadda Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha amaan ka, hashiiski naba

(April 2, 2015)
Gaarisa:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Dabley hubaysan ayaa weerar ku qaaddeen jaamacad magaalada Gaarisa. Dableydaan ayaa gudaha u g
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|