
(April 6, 2015)
Kampala:-Waxaa maanta oo bisha ay tahay 06/05/2015 uu galay Mutamarkii diiniga ahaa ee ka socday dalka Uganda maalintii afraad, waxaana halkii ka sii socday duruustii iyo tawjiihaadkii ay wadeen culim

(April 6, 2015)
Muqdisho:-Shir uu soo qaban qaabiyey Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo looga hadlay kaalinta Duubabka, Waxgaradka iyo Culimada Beesha Hawiye kaga aadan Nabadeynta umadda Soomaal

(April 6, 2015)
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, xafiiskiisa ku qaabbiley Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Maman Sidikou. Madaxweynaha iyo wak

(April 6, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay degmada Caabudwaq ee gobolka Galgaduud, ayaa maanta soo gaba-gabeeyay socdaalkiisii,

(April 6, 2015)
Johannesburg:-Shalay oo taariikhdu tahay 05/04/2015, waxaa la soo gaba-gabeeyay shirkii 13aad ee Shuurada Golaha Islaamiga Albayaan ee dalka Koonfur Afrika, shirkaasoo la qabto sannadkii mar, ayna is

(April 6, 2015)
Gedo:-Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa duqeymo ka geystay deegaano ka tirsan gobolka Gedo,sida uu warbaahinta u xaqiijiyey sarkaal ka tirsan ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya oo ku sugan gobolka G
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|