Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Documentary dhamaystiran (Daawo)
(April 22, 2015)
Documentary-gan qaybo kamid ah horaa loo daabacay, hadase waa markii ugu horaysay oo isagoo dhamaystiran la faafiyey, muhiimadiisa darteed ayaana keentay in markale la faafiyo, wuxuu sawir buuxa kaa s
Sh Dr Faysal Maxamed Cali oo booqasho Dacwadeed ku tegay Laascaanood.[Masawiro]‏
(April 22, 2015)
Laascaanood:-Sh.Dr Faysal Maxamed Cali oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee dhawaan ka soo baxay Jaamacadda Islaamiga ee Madiinal Munawarah kana soo qaatay Shahaada ugu sararysa ee PhD ayaa dib ugu s
Kulan cilmiyeed loo qabtay dallada Ardayda ka baxday Macaahida sharciga oo lagu qabtay Masjidka Rowda.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Boosaaso:-Kulanka ayaa waxaa soo agaasimay maamulka Mu’asasada Al-minhaaj iyo maamulka dallada Ardayda ka baxday Macaahidda Soomaaliya, waxaana loo qabtay kulanka dhammaan ardayda ka baxday Macaahid
Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo Jabuuti uga qayb galay shir looga hadlayo Cudurka Rif Valley Fever.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Jabuuti:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid ayaa magaalada Jabouti uga qayb galay Shirka Daah-Furka Shirka Dib-u-eegista Qaababka cusub ee Ga
Dowladda Puntland oo Markabkii ugu horeeya ee ilaalin doona Xeebaha badda Puntland dirtay.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Boosaaso:-Waxaa maanta Dawladda Puntland ay u dirtay Markab Ilaalin doona kheyraadka Xeebaha deegaanada Puntland oo xaalufin badan ay ku wdaan Maraakiib Ajnabi ah oo si sharci daro ah uga gurta khayra
Culimada Gobolka Sool oo Baaq nabadeed u diriray beelaha ku diriyaya Deegaanka Taleex.[Video]‏
(April 22, 2015)
Laascaanood:-Culimada waaweyn ee ku dhaqan gobolka Sool ayaa baaq nabadeed u diray colaadaha ka soo cusboonaaday deegaanka Taleex ee gobolka Sool ka dib isku dhac hubaysan oo dhexmaray labo beelood oo
Madaxweyne Gaas oo Shirar Muhiim ah la leh qaybo ka mid ah madaxda Afrika.[Masawiro]
(April 22, 2015)
Addis:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Ethiopia ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay madax sare oo ka tirsan wadamada Qaaradda Afrika oo dalkaasi u
Mareykanka oo Liiska Argagixisada ku daray Laba Hogaamiyaha oo ka tirsan Al-Shabaab
(April 22, 2015)
Dawladda Maraykanka ayaa goor dhowayd liiska argagxisada ku dartay hoggaamiyaha Al-Shabab Sheekh Axmed Diiriye oo sidoo kale loo yaqaan Abu Ubaidah iyo ninka la aamisan yahay inuu ku xigeenka u