Ardayda Machadka Caafimaadka ee Sool Institute oo Imtixaankii u Fadhiistay‏.[Masawiro]
(April 13, 2015)
Laascaanood:-Ardayda wax ka barata Machadka caafimaadka ee magaalada laascaaanood ee xarunta Gobolka Sool Intistute of Heath Sceince ee gobolka Sool ayaaa saaka soo gaba gabeeyey imtixaankii Lix bilah
Maamulka Dugsiyada Hoose dhexe iyo Sare ee Gateway oo soo bandhigay adeegyada aqooneed.[Masawiro]
(April 13, 2015)
Laascaanood:-Maamulka dusgigan ayaa soo Sh.C/Naasir Maxamed Xassan ayaa warbixin dheer oo muqaal ah u soo gudbiyay bulshada adeegyada aqooneed iyo tayada waxbarasho ee uu bulsha u keeney . Muuqaal Do
Madaxweyne Gaas oo la kulmay Madaxa iskaashiga Midowga Yurub Mss.Daria Fane
(April 13, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa iskaashiga Midowga Yurub Mss.Daria
Foomka Imtixaanka Qaranka oo la baahiyay iyo Daladaha waxbarashada oo soo dhaweeyey
(April 13, 2015)
Muqdisho:-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta isku waafaqay in halmar dalka oo dhan laga qaado imtixaan Qaran islamarkaana Arday kasta oo imtixaanka ka qeyb qaadanaya uu buuxiya (Fo
Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay Barnaamij ay Hay’adda UNDP ku soo bandhigaysay qorashayaasha horumarineed ee ay Puntland ka fuliso.[Masawiro]
(April 13, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-4-2015 hoolka jaamacadda PSU ee Garoowe kaga qeyb-galay Barnaamij ay Hay’adda UNDP ku soo
Baarleex iyo Odowaa oo kormeeray xarumaha shirka gobollada dhexe
(April 13, 2015)
Cadaado:-Wasiirka arrimaha gudaha ee DFS C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa kormeeray maanta xarumaha loogu tala galay qaba