Tafsiirka Quraanka Dr.Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq [Dhamaad]
(October 31, 2015)
Oslo:-Waxaa idiin soo gudbineynaa Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq oo aad si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir uu soo galaa saac

(October 31, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-10-2015 xariga kajaray mashaariic horumarineed oo ka hirgalay muddo kooban magaalada Gaalkac

(October 30, 2015)
Galdogob:-Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay'adda culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha jamaacada Al-ictisaam ayaa waxa uu safar dacwo ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Sh.Dr.Ba Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sh. Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(October 30, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha ee maanta waxaa uu uga hadlay’ “ Haka Aamin noqonin Cadaabka & Makriga Ilaahay” isagoo aad ugu booriyey dadkii dhagaysanayey khudbada

(October 30, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye Tilmaamaha qofka toosan. Sh. Cabdulqaadir Boobe [Daawo]
(October 30, 2015)
Nairobi:-Sheekh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa taleefishinka Somalichannel ka bilaabay cashar uu uga hadlayo, tilmaamaha qofka toosan. Sheekha a

(October 30, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo ay Todobo hoglood oo is daba jooga ay ka de'een Todobaatankii cisho ee u dan beeyay deegaanada ku xeeran gobolka Sool haddana waxaa ku soo qul qulaya reer ka soo hayaamay deegaanad Mu’asasada Al-minhaaj tababar u furtay Gudoomiyaasha Gobolladda ee Mu’assasada.[Masawiro]
(October 29, 2015)
Garoowe:-Tababarkaan ayaa wuxuu ku suntanaa tababarka taba barayaasha , wuxuuna ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari gaar ahaan Hoolka Amal plaza , wuxuuna socday tababarkaani mudadii u

(October 29, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Puntland oo shaqadii si ku meel gaar ah uga joojisay Idaacadda VOA-da
(October 29, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxday Wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa si u meel gaa ah shaqadi uga joojisay idaacadda VOA-da laanteeda Afka-Soomaaliga ee laga dhagaysan jiray deegaanada
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|