
(October 30, 2015)
Galdogob:-Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha hay'adda culumada Soomaaliyeed ahna gudoomiyaha jamaacada Al-ictisaam ayaa waxa uu safar dacwo ku gaaray degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Sh.Dr.Ba Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar Sh. Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]
(October 30, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadiisa jimcaha ee maanta waxaa uu uga hadlay’ “ Haka Aamin noqonin Cadaabka & Makriga Ilaahay” isagoo aad ugu booriyey dadkii dhagaysanayey khudbada

(October 30, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta magaalada New Delhi kula kulmey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda India Narendra Modi. Kulanka labada hoggaamiye Tilmaamaha qofka toosan. Sh. Cabdulqaadir Boobe [Daawo]
(October 30, 2015)
Nairobi:-Sheekh. C/qaadir Boobe oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa taleefishinka Somalichannel ka bilaabay cashar uu uga hadlayo, tilmaamaha qofka toosan. Sheekha a

(October 30, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo ay Todobo hoglood oo is daba jooga ay ka de'een Todobaatankii cisho ee u dan beeyay deegaanada ku xeeran gobolka Sool haddana waxaa ku soo qul qulaya reer ka soo hayaamay deegaanad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|