Adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyey Isbitaalka MANHAL ee Laascaanood‏.[Masawiro/Video]
(October 22, 2015)
Laascaanood:-Cusbitaaalka weyn ee Manhal waa cusbitaalka kaliya ee sidii cusbitaal u shaqeeya 24-ka saac , Cusbitaalku waa ka 2aad ee ugu weyn magaalad Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Agaasimaha
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Masawiro)
(October 22, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta siweyn loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug Puntland, kadi
Hay’adda Al-Ixsaan ayaa maanta siminaar u qabatay ganacsatada magaalada Nairobi.[Masawiro/Video]
(October 22, 2015)
Nairobi:-Hay’adda Al-Ixsaan ee horu-marinta bulshada ayaa maanta siminaar u qabatay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi, waxaana siminaarku ahaa mid ay aad uga faa’iideysteen. Si
Mu’adinkii iyo Khaadimkii Masjidka Imaamu Shaafic ee Degmada Caabudwaaq oo xalay la dilay.[Dhagayso]
(October 21, 2015)
Caabudwaaq:-Waxaa Allaha u naxariistee lagu dilay xalay Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Gal-gaduud Mu'adinkii iyo Khaadimkii Masjidka Imaamu Shaafici oo lagu magacaabi jiray Farxaan Maxamed Ja
Fadliga maalinta Caashuuraa & Bisha muxarram Sheekh Xudeyfa Raage [Daawo-Video-ga]
(October 21, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa muxaadaradii uu ka jeediyey Masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sh Xudeyfa Raage , Sh Xudeyfa Raage ayaa muxaadarada waxaa uu uga had
Sheekh Xudeyfa Raage oo caawa muxaadaro ku qaban doona Masjidka Al-Hidaaya
(October 21, 2015)
Nairobi:-Sh. Xudeyfa Raage oo ka mid ah ducaadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya, ayaa waxa uu caawa ka jeedin doonaa masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, muxaadaro uu uga hadlayo mu
Masjidka Al-Tawfiiq Ee magaalada Oslo ee dalka Norway oo ay Maxkamad ku bilaabatay
(October 20, 2015)
Oslo:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida Muslinka ah in Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway ay ku bilaabatay Maxkamadii dhawaanahan la sugayey  ka dib
Akhriso warmurtiyeedkii ka soo baxay shirkii wadatashiga doorashada iyo Hiigsiga 2016
(October 20, 2015)
Muqdisho:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shirkii wadatashiga doorashada iyo Hiigsiga 2016 kaas laba maalmood ka soconayay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Shirka wa
Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota Balliqardhaas [Masawiro]
(October 20, 2015)
Xarfo:-Suldaan Sh. Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa dhowaan lagu wadaa in lagu caleemo saaro deegaanka Balli Qardhaas Oo 4KM Dhanka Bari kaga Beegan Degmada Xarfo. Suldaanka Cabdi Qani Qorane ayaa Sanadk
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo qabsaday Degmada Wabxo ee gobalka Galgaduud
(October 20, 2015)
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa ciidamo ka tirsan Al-shabaab kala wareegay maanta gacan ku heynta deegaanka Wabxo oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ka dib dagaal kooban oo ka dhaca

« Previous PageNext Page »