Jeyshul islaam oo doortay hogaan cusub ka markii duqeyn lagu dilay hogaamiyahoodii (Daawo)

December 26, 2015 - Written by Editor

caluushiWararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in hogaanka Jeyshul islaam ay doorteen hogaan cusub ka dib markii shalay duqeyn cirka ah ay diyaaradaha dalka Ruursha ku dileen alaha u naxariistee Sheekh Zahraan Caluushi oo ahaa Hogaamiyaha Jeyshul islaam.

Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacday deegaanka Alghudah bari halkaas oo ay kulan ku lahaayeen saraakiil ka tirsan Jeyshul islaam iyo Sheekh Zahraan Caluushi

58e77d81a20c16e896f9adc8921a5dc8Hogaanka Sare ee Jeyshul islaam ayaa waxaa uu doortay hogaaan cusub waxayna u doorteen .شيخ عصام بويضاني أبي همام

Hoos Ka Daawo Bayaanka Jeyshul islaam ay soo saareen dilka Sheekh Sahraan Caluushi Raximahulaah

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online