Daawo Ciidamada Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Degmada Mandheera.
December 28, 2015 - Written by EditorDibadbaxyo rabshado wata ayaa ka billowday magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen gaari waday dad rayid ah waxaana ku dhintay labo qof waxaana ku dhaawacmay 5 kale.
Saraakiisha ciidanka Booliska Kenya ayaa sheegay in dadka la dilay looga shakiyay inay ka tirsanaayeen Al-Shabaab balse waxaa beeniyey guddoomiyaha degmada Mandheera Cali Roba.
Daawo Ciidamada Kenya oo Dad shacab ah ku laayay Degmada Mandheera.
A/Cawale
Halgan.net