Dood Cilmiyeed ay qabteen Culimadii Gaalkacyo u tegay Nabadaynta ee dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro/Video]

December 11, 2015 - Written by Editor

12316604_873392199449114_3873999891652588910_nGaroowe:-Culimadaan oo dowr lixaad leh  ka qaatay xal u helidda colaadii magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxay dib ugu soo laabteen Garoowe xarunta Dowladda Puntland  waxayna Hoolka weyn ee Jaamacadda bariga Afrika ee Garoowe ku qabteen Dood Cilmiyeed ay ka soo qayb galeen Boqolaal Ardayda Jaamacadda ah waxaana  Culimadu ka hadleen muhiimada ay leedahay Walaalaynta Umadda Soomaaliyeed iyo in ay tahay xil saaran qof walba .

Culimada ka qayb qaadatay dood cilmiyeedkaan waxay ku dheeraadeen waano guud iyo waxay u soo joogeen  waxayna cadeeyeen booska shareecada Islaamku ka taagan tahay Qabyaaladda iyo in boro bugaandho  loo isticmaalo muslimiinta dhex Dooda .

Dood cilmiyeed kaan  ayaa ka duwanayd  kuwii horay loo qaban jiray maadaama ay Ardaydu toos Culimada Su’aalo u weydiina yeen isla markaana Culimadu uga jawaabayeen waxaana doodaan ka qayb galay Culimadda kala ah .

1. Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf Maxamuud

2.Sh Axmed Cabdi Samad

3. Sh Fu’aad Xaaji Nuur

4. Sh Mukhtaar Axmed Faarax

no images were found

Hooska Daawo dood Cilmiyeed Lagu Qabtay Garowe iyo Bayaan Culimadu ka soo saareen Dagaalkii Gaalkacyo ka dib

Nuur Jaamac Aadan Halgan,net  garowe

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online