Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel Sh Abu dalxa.[Daawo Video-ga]
December 16, 2015 - Written by Editor
Odense:-Waa waano kooban oo uu Sh.Maxamuud Sh.Xassan Abu dalxa u jeedinayo qoyska is qaba ee Lamaanaha ah waxaa uu Sheekhu Abu Dalxa u bixiyey ”Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel” waa darsi muhiim ah ee ha laga faa’iidaysto.
Hoos ka daawo waano kooban Hadiyada ku socota Lamaanaha is Jecel Sh Abu dalxa
Halgan.net

.gif)

