Jabhada Al-nusra iyo ciidanka Lubnaan oo maxaabiis la kala wareegay.[Daawo Video-ga]

December 1, 2015 - Written by Editor

CVIHCBqWoAA90_0Jabhada al-Nusra ee ka dagaalanta dalka Suuriya iyo Ciidanka militariga Lubnaan ayaa maanta waxaa ay is dhaafsadeen maxaabiis ay kala haysteen. Jabhada al-Nusra ayaa waxaa ay wareejisay 16 askari oo ka trsanaa ciidanka Lubanaan, halka Jabhada Al-nusra lagu wareejiyey ilaa 13 maxbuus ay 5 ka mid ah ay yhiin haween ayna ku jirto xaas uu horay u qabi jiray hogaamiyaha ISIL Ibrahim al-Baqdaadi.

Dowladda dalka Qatar ayaa waxaa ay dhexdhexaadin ka dhex waday dowaladda Lubnaan iyo Jabhada al-Nusra taas oo maanta fududaysay in maxaabiis lala kala wareego.

Hoos ka Daawo Jabhada al-Nusra iyo ciidanka Lubnaan oo maxaabiis la kala wareegay

Hoos ka Daawo marki ay Jabhada al-Nusra iyo ciidanka Lubnaan ay maxaabiis la kala wareegeen

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online