Mu,assasada Minhaaj Galdogob oo booqasho dacwo ku tagtay tuulooyin dhowr ah.[Masawiro]

December 9, 2015 - Written by Editor

12321483_1041214475935266_5183292593147888644_nGaalkacyo:-Booqashada oo hadafkeedu ahaa wacyigalin dacwo iyo u kuurgalidda goobaha dacwada iyo tacliinta ee deegaanadaas ayaa waxaa xiiso gaar ah u yeelay inay nagala qayb galeen qurba joog isugu jiray culumo, aqoonyahano iyo akhyaar kala duwan oo qaarkood taageero hawlaha dacwo iyo waxbarasho ee deegaanadaas.

Galinkii hore ee khamiistii 3/12/2015 waxaan booqanay Galdhuumood, xiligii harsimadana Jeexo halka casarka iyo maqrib dhexdoodana aan ku sugnayn Qansaxle. Dhamaan dadkii ku noolaa deegaanadaas ayaa soo dhaweeyey booqashada kana mahad celiyey waxayna kusoo gabogabowday jawi nabadgalyo oo qurux badan.

no images were found

Mu,assasada Minhaaj
Galdogob,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online