Nadwadii ka socotay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe oo la soo Afmeeray culimaduna ay ka soo saareen Bayaan [Daawo Video-ga]

December 25, 2015 - Written by Editor

17-300x261Garoowe:-Nadwo Cilmiyeedkii ka socotay ix habeen oo xiriir ah ayaa xalay lasoo afmeeray waxaana intaan la soo xirin Muxaadaro Halkudhigeedu Yahay (إمّا الجّنه وإمّا النّار) soo jeedshay Sh.Maxamed Macalim Axmed waxaana sheekhu caawa dhaqaajiyay Quluubta Muslimiintii Dhagaysanayay Darsiga sheekha .Waxaana sheekhu ku dheeraaday in qof walba maantay oo uu nool yahay diyaarsado Wadadii uu ku badbaadi lahaa sheekha ayaa raaciyay in hadaadan maantay shaqaysan camal wanaagsan aad u diyaar garowdo cadaabta Allah.

Muxaadarada Sheekh Maxamed Macalim ayaa Waxay Gundhig u ahayd 5tii Habeen ee ka horeeyay Muxaadaraatkii Baxay kuwaas oo dhamaan tood looga sheekeeyay Heerarka Banii Aadamku Maro Lagabilaabo Marka Uu galo Uurka Hooyadi Ilaa Uu La kulmo (الله سبحانه وتعالي) Intaaskadi waxaa goobta kahadlay Sh.Xasan Maxamed Ibraahiim (Abuu Xasaan ) Oo Kawarbixiyay Nadwada iyo ah miyadii lagalaa waxaana sheekhu qiray in ay kusoo began tay waqti baahi weyn looqabay in bulshada ladareen siiyo geediga dheer ee kadan beeyay.

Waxaa iyana dhan kooda ka hadlay

  • Maxamuud Xaaji Yuusf
  • Cabdi Naasir Xaaji Axmed
  • Cabdi Rashiid Maxamed Ismaaciil

Waxaana Culimadu soo jeedsheen towjiihaad iyo dardaaran dhinacyo badan taabanaya  waxayna u soo jeedsheen guud ahaan umadda muslimiinta gaar ahaan Soomalida Sh.Maxamed Cabdullahi Cabdulle Gudoomiyaha Guud Ee Mu’asasada ALminhaaj Ayaa goobta ka akhriyay Bayaan ka kooban 10qodob Bayanka kadib waxaa hadal qiimo badan raaciyay Kuxigeenka Duqa Caasimada Puntland  waxaana uu bogaadiyay Culimada iyo Kaalinta Mugga Weyn ee ay bulshada Kaga Jirto wuxuuna Kusoo Dhaweeyay Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Diinta Iyo Dhaqan Celinta Mudane Saalax Xabiib oo isna dhankiisa balan qaaday in ay fulinayaan in tii awoodooda

no images were found

Hooska daawo Xafladii xiritaanka Nadwadii ka socotay Masjidka Al-huda ee magaalada Garowe

Hooska Daawo Muxaadaradii Sh.Maxamed Mucalim Axmed (إمّا الجّنه وإمّا النّار) 

Nuur Jaamac
Garoowe

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online