
(December 27, 2015)
Muqdisho:-Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxaanu ku eegeynaa arrimaha Soomaaliya iyo sanadka soo socda ee 2016ka. Waxaa barnaamijka marti ku ah Wasiir arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya Cabdir

(December 27, 2015)
Ugu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel Waaq. Weerarka

(December 27, 2015)
War saxaafadeed ka soo baxay Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida qaranka ayaa waxaa ay faahfaahin ka bixisay howlgalo ka dhan ah kooxo ka faafinayey madhabka baadilka ah ee Shiicada waxaana ay gacant

(December 27, 2015)
Laascaanood:-Zaynaab Sh Yusuf Haybe waa mid ka mida hablaha dhalinyarada ah ee ku dayashada mudan ee ku dhaqan magaalada Laascaanood. Zaynab Sh Yuusu Haybe waxay dhamaysay dugsiga Tababarka Caafimaadk

(December 27, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta 27-Dec-15 hoyga uu ka deggan yahay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxa uuku qaabilay Safiir Waddanka isu-tagga Ima Ciidda gaalada (Happy new year maladhihi karaa ) Sh C/qaadir Boobe (Daawo)
(December 27, 2015)
Waxaaan idiin soo gudbineynaa Muxaadararo uu jeediyey Sheekh C/qaadir Boobe waxaana uu sheekhu ka hadlayaa ciidaha gaalada iyo wax dadka qaar ugu yeeraan Happy new year waxay shareecada ka qabto .

(December 26, 2015)
Kismaayo:-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaaan halkaas l

(December 26, 2015)
Laascaanood:-Sh. Axmed Cabdisamad & Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Abu-Xassaan) oo ka mida Culimada Soomaaliyeed ayaa booqasho dacwadeed ku booqday machadka Shareecada Islaamka ee Al-furqaan ee ma

(December 26, 2015)
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu u dhagax dhigay Garoonka diyaaraha caasumadda Puntland ee Garowe waxaana furitaanka goobjoog ka ahaa Madaxweynihii ho

(December 26, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta kulan gaar ah iskugu yimid shirka Golaha wasiirada dowladda Puntland waxaa kulanka galabta looga hadlay arrimo u saabsan amniga , furitaanka Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso iyo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|