Qaar ka mid ah Issimada Puntland oo booqday Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso [Daawo Video-ga]

December 22, 2015 - Written by Editor

isimadoBoosaaso:-Qaar ka mid ah Issimada Puntland iyo Nabadoon ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tageen Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo dhawaan wajigii koowaad ee dhismihiisa la soo afmeeray.

Issimada maanta Booqday garoonka Boosaaso ayaa waxaa ka mid ahaa Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Beeldaaje Cali beeldaaje Faarax ,Suldaan Bashiir Muuse Kontee, Garaad Cabdullaahi Cali Ciid. Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso ayaa la filayaa in maalmaha soo socda xariga laga jaro iyadoo garoonka Boosaaso uu noqon doono garoon casri ah oo diyaaradaha waaweyn ay ka soo degi karaan.

no images were found

Hoos ka Daawo qaar ka mid ah Issimada Puntland oo maanta booqday Garoonka diyaradaha ee magaalada Bosaaso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online