Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii wadatashiga Qaranka ee Muqdisho.(Akhriso)
December 16, 2015 - Written by Editor
Muqdisho:-Waxaa galabta lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho waxaana laga soo saaray warmurtiyeed waxaana lagu balamay in bisha soo socta la isku yimaado magaalada Kismaayo.
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee Muqdisho hoos ka akhriso.[nggallery id=1237]
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

