Barakac Iyo Duqeymo Ka Socda Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo (Dhageyso)

January 21, 2016 - Written by Editor

Wararka ka imanay deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan isla markaana ay ciidamada dalka Kenya wadaan Duqaymo xagga cirka ah.

Deegaanka Ceel-Cadde ayaa Jimcihii hore kooxda al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay lahaayeen Ciidamada Dalka Kenya halkaas oo ay ku dileen askar u dhalatay dalka Kenya.

Ciidamada Kenya, ayaa talaadadii dib ugu laabtay Ceel-Cadde, ayaga oo sheegay inay ugaarsanayaan kuwii ka dambeeyey weerarkii askarta badan looga dilay.

Haddaba dadka Deegaanka ayaa VOA uga waramay sida xaalku haatan yahay. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay Axmed Cali Gamadiid oo ka mida odayaasha deegaanka isla markaana dhawaan ka soo laabtay deegaanka Ceelcadde.

Barakac ka socda Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online